Go'aan Saxan Baad Qaadatay

Course curriculum
Cutub walba mar dhamee
-
1
Cutubka 1-aad
-
Waa Maxay forex Trading
-
Sidee u Shaqeeya Forex
-
Bulls and Bears
-
Waqtiyada uu Furan yahay suuqa Forex
-
Waa Maxay Pip iyo pippet
-
waa maxay lot size sideese u shaqeeya
-
Leverage iyo sida uu uga shaqeeyo suuqa Forex
-
Sidee loo la isaga ilaaliyaa Spread ka badan
-
Sidee loo adeegsada Stoploss iyo Take Profit
-
-
2
Cutubka 2-aad
-
Side lo akhriya Candle Stick-ga
-
Sida loo arkhiya Price Charts ka
-
Sidee loo Aqoonsadaa Trending Market faa'idana looga sameeya
-
Waa Maxay Engulfing Candle Sideese u Shaqeeya
-
Sida loo sameeyo Support iyo Resistance
-
Forex Indicators iyo sida loo adeegsado
-
-
3
Cutubka 3-aad
-
Wedges iyo sida aad ugu Trade garayn karto Suuqa Forex
-
Sida ugu Saxan ee loo sawiro Trendlines-ka Suuqa
-
Ascending iyo Descending Triangles sida loo sawirro
-
Bullish Belt Hold Bearish Beld Hold
-
Dark Cloud cover iyo sida lagu Garto Dojiyaasha
-
Sida loo Sawirro Market Structure -ka Suuqa
-
Double Tops iyo Bottoms sida lo adeegsado
-
Macalinka
Magacayga oo Dhamaystiran waa Faysal Maxamed Xasan , waxaan ku takhasusay siyaasadda iyo xiriirka caalamiga ah aniga oo shahaadada labaad ee jaamacadda ka qaatay Jaamacadda Sabahattin Zaim University ee Istanbul. Sidoo kale waxaan muddo 4 sano iyo bar ah ku jiraa Suuqa Forex oo aan ka gaaray heer isku filnaansho . Hadda oo aan Adiga ku tababarayo waxaan doonayaa inaad Mustaqbalka Noqoto Trader Buuxa oo aan cid kale u Baahnayn.
